Couples - Lamaanaha

Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa Jacaylka lamaanaha iyo Qoyska

Menu
  • Home
  • Nala soo xidhiidh
  • Jacayl
    • Jacayl iyo Farxad
    • Jacayl iyo Nolol
    • Jacayl iyo Guul
    • Jacayl iyo Wakhti
    • Jacayl iyo Murugo
  • Kalsooni
    • Kalsoonida Nafta
    • Kalsoonida caqiidada
    • Kalsoonida Wadanka
    • Kalsoonida Shaqada
    • Kalsoonida Lamaanaha
  • Guur
    • Qurux
    • Maal
    • Diin
    • Xulasho
    • Nasab
  • Isaga
  • Iyada
  • Nasiibka tijaabi
Diin Ixtiraam Jacayl Kalsoonida Lamaanaha Naxariis | Himilo | Duco iyo Jacayl

Naxariis | Himilo | Duco iyo Jacayl

Jaceylka waxaa uu la micno yahey geed la beerey oo u baahan xanaaneyn iyo ilaalin joogta sida waraabinta iyo kool koolinta iyo wax yaabo badan oo kale oo uu mudan yahey.
Hadalada naxariista leh oo aad ku dhahdo lamaanaha aad la wadaagto jaceylka waxaa uu kobciya jirid adagna u sameeyaa jiritaanka iyo waaritaanka jaceylkiina.
Hadal kastoo oo naxariis leh oo aad u hibeyso jaceylkaaga marna lagama yaabo in si sahal ah uga tirmaanka maanka lamaanahaaga taasna waxaa ay aas aaska u usii adkeyneysaa jaceylkiina.
Ducada ayaa sidoo kale ka mid waxyaabaha kobciya jaceylka, waxaana waayadaan soo batey erayada macnaha weyn leh ee naxariista iyo ducada iskugu jiraan oo ay adeegsadaan lamaanayaasha.
Hal erey oo duco ah ama naxariis leh oo habeen kaliya ku dhahdo jaceylkaaga ma qiyaasi kartaa inta saameyn ay ku yeelan karto xiriirkiina, saameyntaasoo ah mid loo aayi doono.
Hadaba haka baqiilin jaceylkaaga u hibeynta hadalo naxariis leh iyo kuwo duco ah si aad u hanato qalbiga lamaanahaaga si dhab ah.
Admin
Add Comment
Diin, Ixtiraam, Jacayl, Kalsoonida Lamaanaha
Monday, October 12, 2015
  • Tweet
  • Share
  • Share
  • Share
  • Share

About Nuradiiny Tahir

Asc ku soo dhawaada Qaybta lamaanaha ee Qalbi Somali. Waxaan rajaynayaa in aad ka faaiidaysatay mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontid.

Related Posts

Nuradiin Qalbi - Qoraa Dhalinyaro ah

Nuradiin Qalbi - Qoraa Dhalinyaro ah

Total Tayangan Laman

  • …

  • …

Weekly Posts

  • Waligaa ogsoonoow ❤
    Waligaa ogsoonoow ❤
  • Wakhtiyadu waa kuwan isdaba yaal ❤
    Wakhtiyadu waa kuwan isdaba yaal ❤
  • U dhoolacadee ninkaaga
    U dhoolacadee ninkaaga
  • Naxariis | Himilo | Duco iyo Jacayl
    Naxariis | Himilo | Duco iyo Jacayl
    Jaceylka waxaa uu la micno yahey geed la beerey oo u baahan xanaaneyn iyo ilaalin joogta sida waraabinta iyo kool koolinta iyo wax yaabo b...
  • Beerta Jacaylka ❤ Ilaalin iyo gacan ku hayn joogta ah
    Beerta Jacaylka ❤ Ilaalin iyo gacan ku hayn joogta ah
  • Cidna ma qiyaasin Qalbiga
    Cidna ma qiyaasin Qalbiga
  • Qalbi xagee buu jiraa ❤
    Qalbi xagee buu jiraa ❤
  • Markaad Faraxsan tahay
    Markaad Faraxsan tahay
  • Laba kasta oo is qaba ku haboon
    Laba kasta oo is qaba ku haboon
  • Weynoow hana kala wadin | Hees Qoraal ah | Hibo Vs Bacalwaan
    Weynoow hana kala wadin | Hees Qoraal ah | Hibo Vs Bacalwaan
    Hibo Nuura; Wadnaha-iyo waxyaheeyga, kii waraabinaayey dhiigoow Waan-waanta sharaftayda, Midka iigu wacnaadee Waajibka iigu yeesho...

Label

  • Daacadnimo (14)
  • Diin (10)
  • Farxad (14)
  • Ixtiraam (25)
  • Jacayl (51)
  • Jacayl iyo Guul (7)
  • Jacayl iyo Murugo (13)
  • Jacayl iyo Nolol (14)
  • Jacayl iyo Wakhti (14)
  • Jacaylka iyo Farxad (10)
  • Kalsoonida Caqiiqada (10)
  • Kalsoonida Lamaanaha (26)
  • Kalsoonida Nafta (10)
  • Kalsoonida Shaqada (7)
  • Kalsoonida Wadanka (12)
  • Maal (2)
  • Nasab (8)
  • Naxariis (14)
  • Nolol (13)
  • Qurux (26)
  • Xulasho (12)
www.lamaanaha.blogspot.com. Powered by Blogger.
Copyright © 2015 Couples - Lamaanaha All Right Reserved
Qalbi Somali