Couples - Lamaanaha

Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa Jacaylka lamaanaha iyo Qoyska

Menu
  • Home
  • Nala soo xidhiidh
  • Jacayl
    • Jacayl iyo Farxad
    • Jacayl iyo Nolol
    • Jacayl iyo Guul
    • Jacayl iyo Wakhti
    • Jacayl iyo Murugo
  • Kalsooni
    • Kalsoonida Nafta
    • Kalsoonida caqiidada
    • Kalsoonida Wadanka
    • Kalsoonida Shaqada
    • Kalsoonida Lamaanaha
  • Guur
    • Qurux
    • Maal
    • Diin
    • Xulasho
    • Nasab
  • Isaga
  • Iyada
  • Nasiibka tijaabi
Jacayl Erayo Jacayl ah | Qaybtii 4aad

Erayo Jacayl ah | Qaybtii 4aad

Ma ogtahay macaan halkii mar ee aad
shumiso dhabankeyga in qalbigeyga ka masaxmaan dhamaan wixii xumaan ah, halkaasina aan kusii qaad dareen iyo jaceyl xadkoodii gudbay

Maanta Oo idil waan kuu wacayay anigoo kugu yeerayo magacaaga, adiguna imaad imaan markaan isweeydiiyay sababta aad igu imaan la’dahay qalbigeyga ayaa ii jawaabay oo igu yiri qofka aad sugeysid iney kuu imaato sow adiga kuma dhex xidhin qalbigaaga
waxna laso kulmay dad badan waxaan so arkay dad naxariiis badan,balse adiga naxarista aan agtada ka dareemay maahan mid aan ebid dib u helayo.

waxad si toos ah gacantada ugu qabatayuna taabatay qalbigeega waxan ku jeclahay xabiibi Qalbigeeyga adigaan kaa iibiyay ku dhex nooloow waa balan weligaa waxaad ugu dhex noolaaneysaa si lacag la’aan ah, 
 

Mala socotaa 
 macaane,macaanto qalbigeeyga waxaad ku iibsatay jaceyl dhab ah aan dhamaad laheyn, sidaad ugu iibsatay jaceyl hadhoow ha ugu guurin si naceyb ah, weligaa iigu dhex nooloow xinjiraha qalbigeyga......

Admin
Add Comment
Jacayl
Tuesday, October 13, 2015
  • Tweet
  • Share
  • Share
  • Share
  • Share

About Nuradiiny Tahir

Asc ku soo dhawaada Qaybta lamaanaha ee Qalbi Somali. Waxaan rajaynayaa in aad ka faaiidaysatay mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontid.

Related Posts

Nuradiin Qalbi - Qoraa Dhalinyaro ah

Nuradiin Qalbi - Qoraa Dhalinyaro ah

Total Tayangan Laman

  • …

  • …

Weekly Posts

  • Fariin - Abwaan cabdiqaadi xirsi yamyam
    Fariin - Abwaan cabdiqaadi xirsi yamyam
  • Jacayl hor leh oo ka sii baaxad weyn kii hore
    Jacayl hor leh oo ka sii baaxad weyn kii hore
  • Ubaxu waa qayb ka mid ah hadalkaaga aad dareensiin wayday
    Ubaxu waa qayb ka mid ah hadalkaaga aad dareensiin wayday
  • Jacaylku maalaha bilow ama dhammaad
    Jacaylku maalaha bilow ama dhammaad
    Jacaylku ma laha bilow ama dhamaad midna ee waa badweynta oo kale
  • U dhoolacadee ninkaaga
    U dhoolacadee ninkaaga
  • Kalgacal iyo farxad
    Kalgacal iyo farxad
  • Erayo Jacayl ah | Qaybtii 4aad
    Erayo Jacayl ah | Qaybtii 4aad
    Ma ogtahay macaan halkii mar ee aad shumiso dhabankeyga in qalbigeyga ka masaxmaan dhamaan wixii xumaan ah, halkaasina aan kusii qaad dar...
  • Erayo Jacayl ah | Qaybtii 3aad
    Erayo Jacayl ah | Qaybtii 3aad
    Markuu qof si xad dhaaf ah kuu jeceyl yahay waxaad ka qaadaa ad adeyg, balse markaad adigu si xad dhaaf ah qof u jeceshahay waxaad ka qaad...
  • Qalbi xagee buu jiraa ❤
    Qalbi xagee buu jiraa ❤
  • ❤ Waa maxay kalgacalku ❤
    ❤ Waa maxay kalgacalku ❤

Label

  • Daacadnimo (14)
  • Diin (10)
  • Farxad (14)
  • Ixtiraam (25)
  • Jacayl (51)
  • Jacayl iyo Guul (7)
  • Jacayl iyo Murugo (13)
  • Jacayl iyo Nolol (14)
  • Jacayl iyo Wakhti (14)
  • Jacaylka iyo Farxad (10)
  • Kalsoonida Caqiiqada (10)
  • Kalsoonida Lamaanaha (26)
  • Kalsoonida Nafta (10)
  • Kalsoonida Shaqada (7)
  • Kalsoonida Wadanka (12)
  • Maal (2)
  • Nasab (8)
  • Naxariis (14)
  • Nolol (13)
  • Qurux (26)
  • Xulasho (12)
www.lamaanaha.blogspot.com. Powered by Blogger.
Copyright © 2015 Couples - Lamaanaha All Right Reserved
Qalbi Somali