Couples - Lamaanaha

Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa Jacaylka lamaanaha iyo Qoyska

Menu
  • Home
  • Nala soo xidhiidh
  • Jacayl
    • Jacayl iyo Farxad
    • Jacayl iyo Nolol
    • Jacayl iyo Guul
    • Jacayl iyo Wakhti
    • Jacayl iyo Murugo
  • Kalsooni
    • Kalsoonida Nafta
    • Kalsoonida caqiidada
    • Kalsoonida Wadanka
    • Kalsoonida Shaqada
    • Kalsoonida Lamaanaha
  • Guur
    • Qurux
    • Maal
    • Diin
    • Xulasho
    • Nasab
  • Isaga
  • Iyada
  • Nasiibka tijaabi
Ixtiraam Jacayl Waxaa kaa fekera Qalbiga | Fariin Jacayl ah

Waxaa kaa fekera Qalbiga | Fariin Jacayl ah

Markaan Ku Jeclaaday Ayaan Nafteyda Weydiiyay Waa Kuma Qofkaan Jeclaatay
Nafyahey waxaad tahey ubax ku beeran wadnaheyga, dhiiga halbowlaheyga kala shubaayo ayaana sida biyaha aad quudataa mana jirto cid kula waraabeysa.

¨ Sida ileyska ayaad wadnaha iiga abaartay sidaas oo ay tahay ma tihid mid sida ileyska qoraxda waayo ma gubeysid wadnaheyga aad dhex qaaday ee waxaad iftiin siineysaa wadna mugdi ahaa adiga hortaa.

¨ Markaan ku jeclaaday ayaan nafteyda weydiiyay waa kuma cidaan aad jeclaatay waxeyse iigu jawaabtay waa ileys aan dameyn, waa wadne ooyaya marka wadnahaagu ooyo misana farxaya markaad faraxdo.

¨ Waxaan ogaaday in jaceylku uu amaanno yahay markaas ayaan jaceylkeena waxaan giliyay qasnad waxaan ka cabsaday in furaha layga xado, hadana waxaan giliyay god waxaana ka baqay in cid kale ay faagato balse markii dambe waxaan ku giliyay Qalbigeyga waayo waxaan ogaaday in halkaas cidna kaa gaari Karin.

¨ Waxaan ka fikirey cidaan u hibeyn wadnaheyga waxaana ogaadey in aaney jirin cid adiga kaa mudan.

¨ Noloshaan kula wadaagay dhadhankeeda hadaan ogaan lahaa macaanka ay leedahey anigoon socod baran ayaan kula qeybsan lahaa.

¨ Qoraxda waxay iisoo baxdaa anigoo kaa fikirayaa hadana qoraxda waxay ii dhacdaa anigoo ku sugaaya, ee wadnaheygaan kugu sarqaamey u kaalay.

¨ Cod hadaan maqlo xatta dhurwaaga adiga ayaan ku moodaa markaasaan xagiisa u ciiraa marka waraabaha isii ama iga dhacso cadowgeyga.

FIIRO GAAR AH
Fadlan hadaad hayso barnaamij ama fikir cusub oo aad ku darsanayso Qalbi Somali igala soo xidhiidh nambarkan 
|  +12139211250 | waa whatsapp number 
Admin
2 Comments
Ixtiraam, Jacayl
Thursday, October 8, 2015
  • Tweet
  • Share
  • Share
  • Share
  • Share

About Nuradiiny Tahir

Asc ku soo dhawaada Qaybta lamaanaha ee Qalbi Somali. Waxaan rajaynayaa in aad ka faaiidaysatay mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontid.

Related Posts

2 comments

avatar
Reply
Anonymous delete October 10, 2015 at 2:46 PM

Waaw walaahi waan ka helay

avatar
Reply
Qalbi Somali delete October 10, 2015 at 2:51 PM

Gudoomiya Qalbi Somali waan idin salaamaynaa dhammaan

Nuradiin Qalbi - Qoraa Dhalinyaro ah

Nuradiin Qalbi - Qoraa Dhalinyaro ah

Total Tayangan Laman

  • …

  • …

Weekly Posts

  • Fariin - Abwaan cabdiqaadi xirsi yamyam
    Fariin - Abwaan cabdiqaadi xirsi yamyam
  • Jacayl hor leh oo ka sii baaxad weyn kii hore
    Jacayl hor leh oo ka sii baaxad weyn kii hore
  • Ubaxu waa qayb ka mid ah hadalkaaga aad dareensiin wayday
    Ubaxu waa qayb ka mid ah hadalkaaga aad dareensiin wayday
  • Jacaylku maalaha bilow ama dhammaad
    Jacaylku maalaha bilow ama dhammaad
    Jacaylku ma laha bilow ama dhamaad midna ee waa badweynta oo kale
  • U dhoolacadee ninkaaga
    U dhoolacadee ninkaaga
  • Kalgacal iyo farxad
    Kalgacal iyo farxad
  • Erayo Jacayl ah | Qaybtii 4aad
    Erayo Jacayl ah | Qaybtii 4aad
    Ma ogtahay macaan halkii mar ee aad shumiso dhabankeyga in qalbigeyga ka masaxmaan dhamaan wixii xumaan ah, halkaasina aan kusii qaad dar...
  • Erayo Jacayl ah | Qaybtii 3aad
    Erayo Jacayl ah | Qaybtii 3aad
    Markuu qof si xad dhaaf ah kuu jeceyl yahay waxaad ka qaadaa ad adeyg, balse markaad adigu si xad dhaaf ah qof u jeceshahay waxaad ka qaad...
  • Qalbi xagee buu jiraa ❤
    Qalbi xagee buu jiraa ❤
  • ❤ Waa maxay kalgacalku ❤
    ❤ Waa maxay kalgacalku ❤

Label

  • Daacadnimo (14)
  • Diin (10)
  • Farxad (14)
  • Ixtiraam (25)
  • Jacayl (51)
  • Jacayl iyo Guul (7)
  • Jacayl iyo Murugo (13)
  • Jacayl iyo Nolol (14)
  • Jacayl iyo Wakhti (14)
  • Jacaylka iyo Farxad (10)
  • Kalsoonida Caqiiqada (10)
  • Kalsoonida Lamaanaha (26)
  • Kalsoonida Nafta (10)
  • Kalsoonida Shaqada (7)
  • Kalsoonida Wadanka (12)
  • Maal (2)
  • Nasab (8)
  • Naxariis (14)
  • Nolol (13)
  • Qurux (26)
  • Xulasho (12)
www.lamaanaha.blogspot.com. Powered by Blogger.
Copyright © 2015 Couples - Lamaanaha All Right Reserved
Qalbi Somali