Couples - Lamaanaha

Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa Jacaylka lamaanaha iyo Qoyska

Menu
  • Home
  • Nala soo xidhiidh
  • Jacayl
    • Jacayl iyo Farxad
    • Jacayl iyo Nolol
    • Jacayl iyo Guul
    • Jacayl iyo Wakhti
    • Jacayl iyo Murugo
  • Kalsooni
    • Kalsoonida Nafta
    • Kalsoonida caqiidada
    • Kalsoonida Wadanka
    • Kalsoonida Shaqada
    • Kalsoonida Lamaanaha
  • Guur
    • Qurux
    • Maal
    • Diin
    • Xulasho
    • Nasab
  • Isaga
  • Iyada
  • Nasiibka tijaabi
Jacayl Erayo Jacayl ah | Qaybtii 1aad

Erayo Jacayl ah | Qaybtii 1aad

Subixii ma ubaahni inaan saacadeyda ku xirto alarm si aan u kaco,

maxaa yeelay waxaad ku dhex nooshahay wadnaheyga gudihiisa waaga markuu baryo waxaad u toostaa inaaad quraac noo sameyso markaad wadnaheyga ka soo dhex toosto ayaan aniguna toosaa taasi ayaa alarm ii ah.

Teleefanka aan message-ka kaaga soo diro xili walbo wuxuu u baahanyahay inaan magacaga ku qoro oo aan kuusoo diro, sida dhulka ugu baahanyahay roob teleefoonkana ugu baahanyahay jaajar ayuu jaceylkeenana ugu baahanyahay waraabin joogto ah.

Share garee oo asxaabtaada la wadaag

Admin
Add Comment
Jacayl
Tuesday, October 13, 2015
  • Tweet
  • Share
  • Share
  • Share
  • Share

About Nuradiiny Tahir

Asc ku soo dhawaada Qaybta lamaanaha ee Qalbi Somali. Waxaan rajaynayaa in aad ka faaiidaysatay mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontid.

Related Posts

Nuradiin Qalbi - Qoraa Dhalinyaro ah

Nuradiin Qalbi - Qoraa Dhalinyaro ah

Total Tayangan Laman

  • …

  • …

Weekly Posts

  • Fariin - Abwaan cabdiqaadi xirsi yamyam
    Fariin - Abwaan cabdiqaadi xirsi yamyam
  • Jacayl hor leh oo ka sii baaxad weyn kii hore
    Jacayl hor leh oo ka sii baaxad weyn kii hore
  • Ubaxu waa qayb ka mid ah hadalkaaga aad dareensiin wayday
    Ubaxu waa qayb ka mid ah hadalkaaga aad dareensiin wayday
  • Jacaylku maalaha bilow ama dhammaad
    Jacaylku maalaha bilow ama dhammaad
    Jacaylku ma laha bilow ama dhamaad midna ee waa badweynta oo kale
  • U dhoolacadee ninkaaga
    U dhoolacadee ninkaaga
  • Kalgacal iyo farxad
    Kalgacal iyo farxad
  • Erayo Jacayl ah | Qaybtii 4aad
    Erayo Jacayl ah | Qaybtii 4aad
    Ma ogtahay macaan halkii mar ee aad shumiso dhabankeyga in qalbigeyga ka masaxmaan dhamaan wixii xumaan ah, halkaasina aan kusii qaad dar...
  • Erayo Jacayl ah | Qaybtii 3aad
    Erayo Jacayl ah | Qaybtii 3aad
    Markuu qof si xad dhaaf ah kuu jeceyl yahay waxaad ka qaadaa ad adeyg, balse markaad adigu si xad dhaaf ah qof u jeceshahay waxaad ka qaad...
  • Qalbi xagee buu jiraa ❤
    Qalbi xagee buu jiraa ❤
  • ❤ Waa maxay kalgacalku ❤
    ❤ Waa maxay kalgacalku ❤

Label

  • Daacadnimo (14)
  • Diin (10)
  • Farxad (14)
  • Ixtiraam (25)
  • Jacayl (51)
  • Jacayl iyo Guul (7)
  • Jacayl iyo Murugo (13)
  • Jacayl iyo Nolol (14)
  • Jacayl iyo Wakhti (14)
  • Jacaylka iyo Farxad (10)
  • Kalsoonida Caqiiqada (10)
  • Kalsoonida Lamaanaha (26)
  • Kalsoonida Nafta (10)
  • Kalsoonida Shaqada (7)
  • Kalsoonida Wadanka (12)
  • Maal (2)
  • Nasab (8)
  • Naxariis (14)
  • Nolol (13)
  • Qurux (26)
  • Xulasho (12)
www.lamaanaha.blogspot.com. Powered by Blogger.
Copyright © 2015 Couples - Lamaanaha All Right Reserved
Qalbi Somali