Hibo Nuura;
Wadnaha-iyo waxyaheeyga,
kii waraabinaayey dhiigoow
Waan-waanta sharaftayda,
Midka iigu wacnaadee
Waajibka iigu yeeshoow
Ifka waxa ku nool
Wiilkaan ka weheshanayoow
Weynow hayna kala wadin e’
waa qof laba isjeceloo
Libaan ku waartoo
Aan is waayin naga yeel
aan is waayin naga yeel
—–
Balwacaan:
Wacadkii, illaah-iyo
Wada dhalaashadeenii
Weligeey ismaan odhan
Cidbaa kuula siman weli
Jawa’aabtii, adiguna
dadka (cant hear it well)
adigaan kuu wirwirayee
Waxaan anigu jecelaahay
Laba wada jirkeenee
—
chorus
—
Weynow hayna kala wadin e’
waa qof laba isjeceloow
Liibaan ku waartoo
Aan is waayin naga yeel (* 2)
—-
End chorus
—-
Hibo:
Waaya jacayl baan la walbahaare
Kii aan dartiis u waashoow
Weedhaha, sada caashaq,
aaweyda u haayee – —– walaaloow
—
—
Weynow hayna kala wadin e’
waa qof laba isjeceloow
Liibaan ku waartoo
Aan is waayin naga yeel (* 2)
Balwacaan:
Ha warwarin, anoo nool
*WARDI-yeey (hibaad) mudan
Wakhti baa iskeen badii
Kherykaa baad ku hiirsani
Waa adiga waxan heleyoo
((((couldnt hear it well)))
Waxaan anigu jecelaahay
Laba wada jirkeenee
Weynow hayna kala wadin e’
waa qof laba isjeceloow
Liibaan ku waartoo
Aan is waayin naga yeel