Couples - Lamaanaha

Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa Jacaylka lamaanaha iyo Qoyska

Menu
  • Home
  • Nala soo xidhiidh
  • Jacayl
    • Jacayl iyo Farxad
    • Jacayl iyo Nolol
    • Jacayl iyo Guul
    • Jacayl iyo Wakhti
    • Jacayl iyo Murugo
  • Kalsooni
    • Kalsoonida Nafta
    • Kalsoonida caqiidada
    • Kalsoonida Wadanka
    • Kalsoonida Shaqada
    • Kalsoonida Lamaanaha
  • Guur
    • Qurux
    • Maal
    • Diin
    • Xulasho
    • Nasab
  • Isaga
  • Iyada
  • Nasiibka tijaabi
Daacadnimo Farxad Ixtiraam Jacayl Jacayl iyo Guul Nolol Qurux Waa maxay xoriyad

Waa maxay xoriyad

XORNIMADA | Maxay tahay

Xoriyadu waa ta afrika gabi ahaan Somaliland uun ka jirta .

Xoriyadu waa mudnaanta bini aadamka

Xoriyada waa shay mihiim ah waana waxa uu ilaahay adoomadiisa siiyey. Qofku waa in uu xor u noqdo hadalkiisa iyo choices kiisa ba.

xorrimo waa inaad latimaado wixii alle ku amray oodan kacabsan cidaan asaga ahayn

xoriyadu waa wax qofkasta illaahay baa xumo oo dhan ka nasahane uu gaar u siiyey si cadaalada

xoriyadu waa inaa cadaalad hesho xaqaagana aan lagu tuman

Waxaan ka codsanaayaa dawlada Somaliland inay xoriyadeeda u soo celiyo fanaaniinta xidigaha geeska | fanaaniintana waxaan iyana ka codsanaayaa inay ilaaliyaan waajibaadka wadankooda ka saaran oo aysan qaniinin gacantii soo gacan qabatay

Soomaaliyeey midna ogaada Qof Xabsi Ku Jiraha Aya Garan Kara  Xoriyadu Waxaay Tahay Iyo Qof Lagu Tuntay Wuxuu Xaq U Lahaa.

Gudoomiyaha #QalbiSomali  Nuradiiny Tah

Admin
Add Comment
Daacadnimo, Farxad, Ixtiraam, Jacayl, Jacayl iyo Guul, Nolol, Qurux
Tuesday, September 29, 2015
  • Tweet
  • Share
  • Share
  • Share
  • Share

About Nuradiiny Tahir

Asc ku soo dhawaada Qaybta lamaanaha ee Qalbi Somali. Waxaan rajaynayaa in aad ka faaiidaysatay mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontid.

Related Posts

Nuradiin Qalbi - Qoraa Dhalinyaro ah

Nuradiin Qalbi - Qoraa Dhalinyaro ah

Total Tayangan Laman

  • …

  • …

Weekly Posts

  • Mahan Ceeb Caashaqu Runtii
    Mahan Ceeb Caashaqu Runtii
  • Mudantii Haweenka | Hees Qoraal ah | M Mooge
    Mudantii Haweenka | Hees Qoraal ah | M Mooge
    Mudantii haweenkaay marwadii la sheegee dadku wada majiirtaay dumar lama mid dhigayee muxubada kal gacalkaa laanyahay magooshee mi...
  • La nooloow quraanka
    La nooloow quraanka
    La nooloow quraanka xifdin akhrin Waayo quraanku waa hadalkii illaahay waana kitaabka laynoogu talo galay inaan ka dheehano sidaan u noola...
  • Samirku waa qaali
    Samirku waa qaali
  • U dhoolacadee ninkaaga
    U dhoolacadee ninkaaga
  • Hadimada Caashaqa
    Hadimada Caashaqa
  • Cidna ma qiyaasin Qalbiga
    Cidna ma qiyaasin Qalbiga
  • Gacalo ku jecel ama Geesi kuu go'oo garabkaaga jooga
    Gacalo ku jecel ama Geesi kuu go'oo garabkaaga jooga
  • Weynoow hana kala wadin | Hees Qoraal ah | Hibo Vs Bacalwaan
    Weynoow hana kala wadin | Hees Qoraal ah | Hibo Vs Bacalwaan
    Hibo Nuura; Wadnaha-iyo waxyaheeyga, kii waraabinaayey dhiigoow Waan-waanta sharaftayda, Midka iigu wacnaadee Waajibka iigu yeesho...
  • Qalbi Somali Waa Wadne kaliya
    Qalbi Somali Waa Wadne kaliya
    Qalbi Somali waa wadne kaliya oo ku jira umada soomaaliyeed waana xoog iyo awood ku aasan qofkasta oo soomaali ah waxayna gaadhay xiligii...

Label

  • Daacadnimo (14)
  • Diin (10)
  • Farxad (14)
  • Ixtiraam (25)
  • Jacayl (51)
  • Jacayl iyo Guul (7)
  • Jacayl iyo Murugo (13)
  • Jacayl iyo Nolol (14)
  • Jacayl iyo Wakhti (14)
  • Jacaylka iyo Farxad (10)
  • Kalsoonida Caqiiqada (10)
  • Kalsoonida Lamaanaha (26)
  • Kalsoonida Nafta (10)
  • Kalsoonida Shaqada (7)
  • Kalsoonida Wadanka (12)
  • Maal (2)
  • Nasab (8)
  • Naxariis (14)
  • Nolol (13)
  • Qurux (26)
  • Xulasho (12)
www.lamaanaha.blogspot.com. Powered by Blogger.
Copyright © 2015 Couples - Lamaanaha All Right Reserved
Qalbi Somali